MARXUUM CABDIRISAAQ XAAJI XUSEEN |
ANOO AH CABDI CUMAR BILE WAXAAN BOGAAN BLOGGER KAYKA TACSI UGA DIRAYAA DHAAMAN UMMADA SOOMALIYEED OO UU KA GEERIYOODAY MASUUL WADANKA SOO HOGAAMIYAY, RAYSAL WASAARIHII HORE EE DAWLADII RAYIDKA AHAYD EE SOOMAALIYA MARXUUM CABDIRISAAQ XAAJI XUSEEN OO DALKA MARAYKANKA KU GEERIYOODAY, ILAAHAY. HA U NAXARIISTO DHAMAAN INTUU KA TAGAY XAASKIISII IYOY CARUURTIISIINA ILAAHAY SAMIR IYO IIMAAN HAKA SIIYO. IYO DHAAAMN UMMADA SOOMAALIYEED BA, AAMIIN AAMIIN AAMIIN
No comments:
Post a Comment