GENERAL SICIID MAXAMED XIRSI SICIID (DHEERE) TALIYAHA GUUD EE CIIDANKA DIFAACA PUNTLAND WUXUU TALIYAHA CIIDANKA DARAAWIISHTA BUURALAYDA GALGALA U MAGACAABAY KORNAYL MAXAMUUD C/QAADIR XASAN.
KORNAYL MAXAMUUD C/QAADIR XUSEEN WUXUU BADALI DOONAA, ALLAHA U NAXRIISTOTALIYIHII HORE MARXUUM JAAMAC WARSAME (AFGUDUUD) OO AY WEERAR GAADMO AH KU DILEEN MALEESHIYADA ARGAGIXISADA EE ALSHABAAB.
SIDA KU CAD WAREEGTADA TALIYAHA CUSUB WUXUU SI RASMIYA U BILAABAY SHAQADIISII.

No comments:
Post a Comment