Wednesday, March 12, 2014

Diyaaradii Malaysia oo wali aan la helin















Hay'adda Caalamiga ah ee Booliiska dunida ee Interpol ayaa sheegtay in aysan aaminsanyen in weerar argagixiso loo aaneyn karo maqnaashaha diyaarad laga leehay waddanka meleshiya oo mudda afar maalmood ah la la'yahay.
Interpol waxa ay sidoo kale soo jeedisay in ay suurtagal tahay in labda nin ee ku safrayey baasbarra la soo xaday ay ahayeen dad la tahriibinayey.
Diyaarada waxaa saarnaa 239 qof, howlgalka baadi-goobka waxaa ka qeyb qaadanayo 10 waddan.

cabdi cumar bile.

No comments: