Monday, March 10, 2014

Madaxweynaha dawlada puntland prof. cabdi wali cali gaas oo dalka jabuuti u dhoofay














Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’’Gaas’’  iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa  saaka u dhoofay wadanka Jabuuti oo xiriir saaxiibtinimo ay ka dhaxayso Dowlada Puntland.
Dr. Gaas ayaa inta uusan ka dhoofin Garoonka Diyaaradaha ee Garowe waxaa sagootiyay Xubno ka tirsan Golayaasha Dowlada Puntland.
Safarka Madaxweynaha Puntland ayaa yimi ka dib markii uu Caasumaad ka helay Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele.
WQ:  cabdi cumar bile

No comments: