Monday, March 17, 2014

WAR DEG DEG AH: Taliyihii Ciidanka Daraawiishta aaga Galgala oo lagu diley weerar gaadmo ah.




























Taliyihii Ciidanka Daraawiishta Puntland aaga Galgala Korneyl Jamac Saciid Warsame afgaduud oo maanta weerar gaadmo ah lagula beegsadey Degaanka Laag oo Bosaso ka tirsan ayaa goor dhaweyd u geeriyoodey Dhawac kasoo gaaray weerarka.
Dagaalka gaadmada ah ee lala eegtey taliyaha ayaa wuxuu socdey ku dhowaad saacad, Dhawaca taliyaha oo loolasoo cararay Isbitaalka Boosaso ayaa markii Isbitaalka la keeney ka dib u geeriyoodey dhaawaca.
Wax faahfaahin ah lagama bixin qaabka weerarku u dhacey iyo cida weerarka geeysatey.
Waxaase loo badinayaa in AL-shabaab ay ka dambeeyaan weerarkaas:


cabdi cumar bile.

No comments: